The Federal Republic of Somalia

20/8/2013 Waxaa Magaalada Gaalkacyo ee Maamul Gobaleedka Galmudug lagu so xirey Shirkii Labada maalin ka socday ee Barnaamijka cusub ee Higsashada (NEW DEAL)

 Waxaa manta lagu soo gabagabeyay Magaalada galkacyo Barnaamijka cusub ee Higsashada (New Deal) Kasoo uu mudo labo maalin ah ka socday kaas oo looga hadlaayey arimaha ku saabsan barnaamijka

New Deal si ay dowlda federalka somaliyeed ugu tashato dadka somaaliyeed meel walba ay jogaa ilaa gobal degmo ilaa heer tuulo. Si ay talada dadka loo dhageysto taas oo

Xukuumada ay ugu gol leed ahay in ay wadatashi iyo isku tanaasul lagu gaaro horemarka

Dalka oo dhan.waxaa ka soo qeyb galey dhamaa Bulshada reer Galmud taas oo ay kaga mahad naqeen sida ay dowlada uu hogaamiyo Reysulwasaaraha Abdi Farah Shirdoon iyo Madaxweynaha Hassan Sheikh Mohamud ay ugu go,an tahay in talada dadka ay yeeshaan,

Munaasabada waxaa kazoo qeyb galey madaxa Dowlada Gobaledka Galmudug waxaana furey madaxweynaha Galmudug Abdi Hassan Awaale waxaa wefdiga Dowlada Hogaaminaaye Wasiir ku xigeen

Wasaarada Maaliyda iyo Qorsheynta Mudane Abuukar Sheikh Abdi Ibraahim wuxuunu wasiirka u sheegay in la dhageysan doono dadka somaliyeed uuno dowlada gaarsiin doono talooyinka ay soo jeediyeen ururada bulshada haween odayaasha iyo dhalinyarada, wuxuuno shirkaas kusoo dhamaadey guul.












Dubad Multi Media Specialist

Office Of The Prime Minister
Tel 061 5446016