The Federal Republic of Somalia

Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirkuxigeenka Wasaarada maaliyada iyo Qorsheeynta ayaa gaarey maamul Gobaleedka Galmudug

 Wasiirka maaliyada iyo qorsheynta dowlada Fedaralka Somaliyed
Mudane Abuukar Sheikh Abdi Ibraahim iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa manta gaarey maamul gobaleedka Galmudug Booqashadaas oo

 ku saabsanyed sidaa lagaga wada hadli lahaa barnaamijka cusub ee New Deal kaas oo

Dowlada Federalka ayugu tala geshay in ay dadka soomaliyeed ay ka wada tashadaan sida maamul gobaleedyada ilaa heer degmo si ay halkaas laaga helo fekirka dadka oo ay

Dowlada medesho waxaan markii wafdiga gaarey halkaas si diiran ugu soo dhaweyay

Madaxweynaha Maamul gobaleedka Galmudug Mudane Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) waxaana madaxweynaha kula wehliyay so dhaweynta Madaxweyne Xigeenka Mudane Cabdisamad Nur Guleed iyo wasiir arimaha dibada iyo qorsheynta
Maamul gobaleedka Galmudug Mudane Maxamed Cali Nur


Dubad Multi Media Specialist

Office Of The Prime Minister
Tel 061 5446016