Waxaa la qoray

Ra’iisul Wasaaraha oo guddoomiyey kulan looga hadlayay dardargelinta doorashada Xildhibaanada Gobollada Waqooyi

Muqdisho, September 26, 2021 –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay kulan looga hadlayay dardar gelinta howlaha doorashada Xildhibaannada Gobollada Waqooyi …