Skip to content Skip to main navigation Skip to footer

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ž๐˜‚-๐—ซ๐—ถ๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎโ€œ๐——๐—ต๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ป๐˜†๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ณ-๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ ๐—•๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎโ€

๐— ๐˜‚๐—พ๐—ฑ๐—ถ๐˜€๐—ต๐˜‚ ๐Ÿฎ๐Ÿฎ, ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—ท๐—ผ, ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฏโ€”โ€” Ku-Simaha Raโ€™iisul Wasaaraha ahna Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta soo xiray Shirweynaha Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed.

Ku-simaha Raโ€™iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Xukuumadda #DanQaran ay dhallinyarada siinayso ahmiyad gaar ah, isaga oo xusay in Siyaasadda Qaran ee Dhallinyaradu ay tahay mid qeexaysa doorkooda muhiimka ah.

Mudane Saalax ayaa sidoo kale xusay in ay ku hawllan yihiin siyaasado iyo barnaamijyo shaqo abuur u ahย  dhallinyarada Soomaaliyeed.

Shirweynaha Dhallinyarada oo muddo saddex maalmood ah ka socday Muqdisho ayaa waxaa ka soo qayb galay dhallinyaro Soomaaliyeed oo ka kala yimid gudaha iyo dibedda, iyada oo lagu lafa-guray, lagana dooday caqabada haysta dhallinyarada iyo sidii looga gudbi lahaa.

โ€“DHAMMAADโ€”-

Wixii Faah-faahin ah kala xiriir

Afhayeenka Xukuumadda, ahna Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha XRW

Farxaan Maxamed Jimcaale

farhan.jimale@opm.gov.so

media@opm.gov.so

Muqdisho, Soomaaliya

www.opm.gov.so

Twitter:

@SomaliPM

@SomaliGov_Spox

Facebook:

OPMSomalia

Flickr

https://www.flickr.com/people/opmsomalia/

instagram:

opmsomalia