Skip to content Skip to main navigation Skip to footer

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ž๐˜‚-๐˜…๐—ถ๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ; ๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐—ธ๐˜‚ ๐˜„๐˜‚๐˜…๐˜‚๐˜‚ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป ๐˜„๐—ฎ๐˜†๐—ป ๐—ธ๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ ๐—ท๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ด๐—ผ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฏ๐—ถ๐˜…๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ

๐— ๐˜‚๐—พ๐—ฑ๐—ถ๐˜€๐—ต๐˜‚ ๐— ๐—ฎ๐˜†, ๐Ÿฌ๐Ÿฎ, ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฏ—Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daah-furay hannaanka tirakoobka dadka iyo guryaha Soomaaliya oo ay soo diyaarisay Waasaradda Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha, gaar ahaan Hayโ€™adda Qiimeynta Qaranka ย (National Statistics Agency).

Barnaamijkan oo socon doona muddo labo sano iyo dheeraad ah ayaa laga fulinayaa dhammaan dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir, iyada oo dowladda uu ka caawinayo bixinta adeegyada bulshada, amniga iyo dhaqaalaha.

Raโ€™iisul Wasaare ku-xigeenka ayaa sheegay in muddo hadda laga joogo in ka badan afartan sano ay ugu danbeysay tirakoob lagu sameeyo dadka Soomaaliyeed, waxuuna ku ammaanay hayโ€™adda Qiimeynta Qaranka iyo Wasaaradda Qorsheynta dadaalkooda ku aadan sameynta hannaanka tirakoobka dadka iyo guryaha Soomaaliya.

 

–DHAMMAAD—-

Wixii Faah-faahin ah kala xiriir

Afhayeenka Xukuumadda, ahna Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha XRW

Farxaan Maxamed Jimcaale

farhan.jimale@opm.gov.so

media@opm.gov.so

Muqdisho, Soomaaliya

www.opm.gov.so

Twitter:

@SomaliPM

Facebook:

OPMSomalia

instagram:

opmsomalia