Skip to content Skip to main navigation Skip to footer

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ก๐—ฒ๐˜„ ๐—ฌ๐—ผ๐—ฟ๐—ธ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—ฎ ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฟ๐—ฟ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐——๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—œ๐˜€๐˜‚๐˜๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—œ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ฎ

๐—ก๐—ฒ๐˜„ ๐—ฌ๐—ผ๐—ฟ๐—ธ, ๐Ÿฎ๐Ÿฎ ๐—ฆ๐—ฒ๐—ฏ๐˜๐—ฒ๐—บ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ, ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฏ-โ€“ย  Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa xarunta Qaramada Midoobay ee New York kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Shiikh Cabdullaahi Bin Zayen Al Nahyan, oo ay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga iyo xiriirka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya labada dal ee walaalaha ah ee Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta.