๐ฅ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐๐๐น ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ซ๐ฎ๐บ๐๐ฎ ๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ ๐ด๐๐ฑ๐ฑ๐ผ๐ผ๐บ๐ถ๐๐ฒ๐ ๐ง๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐๐ฎ๐ฟ๐๐ผ๐ผ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ฎ๐ป๐ป๐ฎ๐ฎ๐ป
๐ ๐๐พ๐ฑ๐ถ๐๐ต๐ผ, ๐๐๐๐ป ๐ฌ๐ฑ, ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฏโ-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulanka guddi hoosaadka golaha Wasiiradda ee tiirka Caddaaladda iyo Garsoor Madax-bannaan.
Kulanka ayaa warbixinno looga dhageystay hayโadaha ka wada tirsan Tiirka Caddaaladda, ooย soo bandhigay howlaha ka fulay ajandayashi horutabinta u lahaa Tiirka iyo howlaha hadda horyaala.
Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ayaa soo bandhigtay sharciga caddaaladda da’yarta Soomaaliyeed oo muhiim u ah dalka.
Raโiisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddi hoosaadka ku adkeeyey fulinta qorshaha Xukuumadda #DanQaran ee la xiriira kor u qaadidda hannaanka Caddaaladda dalka iyo in deegaannadii dhowaan cadowga laga saaray laga hirgeliyo adeeg garsoor oo bulshada kala haga.