๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜…๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—›๐—ฒ๐˜†โ€™๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐˜๐—ฒ ๐—™๐—ผ๐˜‚๐—ป๐—ฑ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป

๐— ๐˜‚๐—พ๐—ฑ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ผ, ๐—ข๐—ธ๐˜๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ ๐Ÿญ๐Ÿฎ, ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฏ-โ€“Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta qaabilay Madaxweynaha Heyโ€™adda Samafalka Gate Foundation ee barnaamijka horumarinta caalamiga, Dr. Chris Elias.

Kulanka ayaa looga wada hadlay wada shaqeynta dowladda Soomaaliya iyo Heyโ€™adda ee dhinacyada horumarinta caafimaadka gaar ahaan talaalka dabeysha, horumarinta iyo tayeynta nidaamka cuntada iyo barnaamijka hannaanka casriyeynta dowladnimada.