๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐——๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐— ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—พ๐—ผ

Muqdisho 25 January 2023—-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta daahfuray Mashruuca Barwaaqo oo ay ku kacayso Malaayiin dollar, kaasi oo ay fulineyso Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, oo kaashaneya Baanka Adduunka.

Masuuliyiinta wasaaradda Qorsheynta ayaa uga warbixiyay Raโ€™iisul Wasaaraha qaabka looga faaโ€™iideystay wejigii hore oo la oran jiray Biyooley iyo barnaamijyada u qorsheysan shanta sano ee soo socota, iyadoo wejigan ay ku jirto daryeelka deegaanka.

Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in wejiga hore si wanaagsan looga faaโ€™iideeyay shacabka Soomaaliyeed, taasi oo uu ku ammaanay masuuliyiinta Wasaaradda Qorsheynta.

Mashruuca Barwaaqo oo socon doona muddo sanooyin ah, ay ku baxayso lacag malaayiin dollar ah ayaa waxa uu xoogga saaraya horumarinta bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan qaybaha ku dhaqan miyiga, Beeraleyda, Xoolaha iyo Deegaanka.

Raโ€™iisul Wasaaraha ayaa mashruuca ku tilmaamay fursad aaan uga faaiideyn karno dadkeena iyo xoolaheena si aanay biyo laโ€™aan ugu dhicin, maadaam buu yiri la galay xilli Jiilaal ah oo adag, oo ay tahay in loo diyaar garoobo.

Photographer: Abdishukri Haybe
Photographer: Abdishukri Haybe
Photographer: Abdishukri Haybe
Photographer: Abdishukri Haybe
Photographer: Abdishukri Haybe
Photographer: Abdishukri Haybe
Photographer: Abdishukri Haybe
Photographer: Abdishukri Haybe
Photographer: Abdishukri Haybe
Photographer: Abdishukri Haybe
Photographer: Abdishukri Haybe
Photographer: Abdishukri Haybe
Photographer: Abdishukri Haybe
Photographer: Abdishukri Haybe
Photographer: Abdishukri Haybe
Photographer: Abdishukri Haybe
Photographer: Abdishukri Haybe
Photographer: Abdishukri Haybe
Photographer: Abdishukri Haybe
Photographer: Abdishukri Haybe
Photographer: Abdishukri Haybe
Photographer: Abdishukri Haybe
Photographer: Abdishukri Haybe

—DHAMMAAD—-

Wixii Faah-faahin ah kala xiriir

Afhayeenka Xukuumadda, ahna Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha XRW

Farxaan Maxamed Jimcaale

farhan.jimale@opm.gov.so

media@opm.gov.so

Muqdisho, Soomaaliya

www.opm.gov.so

Twitter:

@SomaliPM

Facebook:

OPMSomalia

instagram:

opmsomalia