Ra’iisul Wasaare Khayre: Dadka Soomaaliyeed Lagama Adkaado, Hiigsigooda Kama Tagaan, Marka Ugu Dambeysana Iyagaa Guuleysanaya
Muqdisho, Talaado, Feberaayo 25, 2020—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta xarigga ka jaray xarunta wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo dib-u-dhis …