Banbaxa Golaha Wasiirrada oo looga hadlayo Doorashooyinka, Amniga, Dhaqaalaha, Caddaaladda iyo Qorshaha Xukuumadda
Muqdisho, Nofeembar 05, 2020; Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada ayaa looga hadlayaa dardargelinta qorsheyaasha Xukuumadda hortabinta u leh, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka, amniga, kordhinta dhaqaalaha, daynta …