Waxaa la qoray

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa booqday Isbitaallada Erdogan, Banaadir iyo Xarumaha Gurmadka deg-degga ah ee Gobolka Banaadir

Muqdisho; Isniin, October 30, 2022—— Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama ayaa caawa booqday Isbitaallada Erdogan, Banaadir iyo Xarumaha Gurmadka deg-degga ah ee …