Waxaa la qoray

Dowladda Oo Qorsheyneysa in Magaalooyinka Waaweyn Ee Dalka Laga Hir-geliyo Xaruma Dheeraad Ah Oo Dadka Looga Baaro COVID19

Muqdisho; Arbaco, May 13, 2020 —-Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay 49 xaaladood oo COVID-19 ah, 4 bukaanna …