Waxaa la qoray

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa guddoomiyey tiirka Caddaaladda Iyo Garsoorka Madaxa Banaan

Muqdisho; Isniin, October 10, 2022 —-Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyey kulanka guddi hoosaadka golaha Wasiiradda ee tiirka caddaaladda …