Waxaa la qoray

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Daah-furay Munaasabadaha Weyneynta Xuska 60 Sano Guurada Xorriyadda Iyo Midnimada Soomaaliyeed

Muqdisho, Jimco, Maarso 06, 2020— Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo daah furay munaasabadaha weyneynta daah-furka xuska 60 sano guurada xorriyadda iyo midnimada …