Waxaa la qoray

Ra’iisul Wasaare Khayre: Si Loo Hehiisyo Oo Maamul La Wada Leeyahay Loo Dhiso Waa In Danta Gaarka Ah Meel La Dhigo Oo Danta Guud Laga Shaqeeyo

Dhuusamareeb, Jimce, September 06, 2019–Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb si rasmi ah uga furay shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug …