Waxaa la qoray

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Dhagax Dhigay Xarunta Wasaaradda Qorshaynta Oo Dib-U-Dhis Iyo Dayactir Lagu Samaynayo

Muqdisho, September 09, 2018 –Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta wasaaradda qorshaynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha oo lagu samaynayo …