Waxaa la qoray

Golaha Wasiirada oo magacaabay Taliyaha Xoogga Dalka, soona dhoweeyey baaqii Madaxweynaha ee Midnimada iyo Wadashaqeynta hay’adaha dawliga ah

MUQDISHO — Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guled …