Waxaa la qoray

Shirkii ugu horeeyey ee Golaha Wasiirada oo diirada lagu saaray Gurmadka Abaaraha iyo ka hortaga Musuqmaasuqa

Muqdisho,—Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii ugu horeeyey kadib ansixintii Baarlamaanka ee shalay 29 Maarso 2017. Shirkan waxaa guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha …