Waxaa la qoray

RW Ku-xigeenka “Waxa Aan ugu baaqayaa dhalinyarada in ay taageeraan horumarka iyo nabadda, kuna gacan-seyraan afkaarta xambaarsan xagjirnimada”

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ka qeyb galay shirka Dhalinyarada adduunka, ayaa maanta magaalada Sharm al-Sheikh …