Waxaa la qoray

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Ku Amray Wasaarada Amniga In Ay Dedejiso Siyaasadda Xakamaynta Qaxootiga Soo Gelaya Dalka

Muqdisho, September 02, 2018 –Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo guddoomiyay kulan ay golaha wasiirradu ku yeesheen Muqdisho ayaa ku amray wasaaradda …