Ra’iisal wasaare Kheyre oo goor dhaw oo maanta ah ku dhawaaqay xubnaha gollaha wasiirada

Muqdisho, 21 March 2017 :-Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mduane Xassan Cali Kheyre ayaa goor dhaw oo maanta ah ku dhawaaqay xubnaha gollaha wasiirada xukuumada cusub ee Soomaaliya oo ka kooban 26 wasiir, 26 wasiir ku-xigeen,15 wasiiru-dowle iyo hal ra’iisal wasaare ku-xigeen.

Akhriso liiska xubnaha gollaha wasiirada oo dhameystiran :-

 Abdirahman Moallim Hussein 
Xafiiska Warbaahinta iyo Xiriirka 
Muqdisho, Soomaaliya 
Twitter: @SomaliPM