Golaha Wasiirrada

 

 

Wasaaradda Wasiirka
Arrimaha Dibadda Axmed Ciise Cawad
Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Cabdi Maxamed Sabriye
Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle
Gaashaandhigga Xasan Cali Maxamed “Amardanbe”
Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Cabdullaahi Goodax Barre
Arrimaha Dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil
Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Xamsa Saciid Xamsa
Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Jamaal Maxamed Xasan
Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Maryan Aweys
Duullimaadka iyo Gaadiidka Cirka Maxamed Cabdullaahi Salaad
Boostada iyo Isgaarsiinta Cabdi Canshuur Xasan
Xannaanada Xoolaha Xuseen Sheekh Maxamuud Xuseen
Ganacsiga iyo Warshadaha Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye”
Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guryanta Cabdifataax Maxamed Ibraahim “Geesey”
Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Sheekh Nuur Maxamed Xasan
Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha Deeqa Yaasin Xaaji Yuusuf
Amniga Gudaha Maxamed Abuukar Islow Ducaale
Beeraha Iyo Waraabka Saciid Xuseen Ciid
Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Fowsiya Abiikar Nuur
Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Cabdullaahi Bidhaan Warsame
Dhallinyarada iyo Cayaaraha Khadiija Maxamed Diiriye
Warfaafinta Daahir Maxamuud Geelle
Caddaaladda Xasan Xuseen Xaaji
Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac
Tamarta iyo Biyaha Cabdicasiis Xasan Maxamed “Laftagareen”
Batroolka iyo Macdanta Eng . Cabdirashiid Maxamed Axmed