Golaha Wasiirada oo Mowqif cad ka qaatay Weerarka gardarada ah ee Israaiil ku soo qaaday dalka
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,oo mowqif cad ka qaatay tallaabada gardarrada ah ee Israa’iil kusoo qaaday madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

