Ra’iisul Wasaare Khayre: Waa In Dib-u-habeyn Lagu Sameeyaa Caddaaladda Dalka Maadaama Caddaaladdu Ay Tahay Jiridda Dowladnimada Iyo Tiirka Isku Haya Bulshada
Muqdisho, Sabti, Feberaayo 22, 2020—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa caddeeyay in loo haabanyahay in dib-u-habeyn ballaaran lagu sameeyo hannaanka caddaaladda dalka oo …