Ra’iisul Wasaaraha dalka oo Magacaabay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha gudaha
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha , Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta u magacaabay Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa Mudane Cabdulqaadir kula dardaarmay hufnaan
iyo xil-gudasho.
– DHAMMAAD –
