Skip to content Skip to main navigation Skip to footer

Ra’iisul Wasaaraha oo qaabilay guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyi Bari

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad goboleedka Waqooyi bari Dr Aadan Cabdullaahi Aw Xasan. Ra’iisul Wasaaraha ayaana mar kale bogaadiyey muhiimadda uu dhismaha maamulka Waqooyi bari u leeyahay Midnimada iyo wadajirka Ummadda Soomaaliyeed, isla markaana uu yahay maamul ku yimid rabitaanka bulshada deegaanka.