Skip to content Skip to main navigation Skip to footer

Ra’iisul Wasaaraha oo Qada Sharaf u sameeyey Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay qado sharaf uu hoygiisa Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ugu sameeyay Xubnaha Golaha Wadatashiga Qaranka oo Muqdisho shir uga socdo.

DHAMMAAD

Wixii Faah-faahin ah kala xiriir
Afhayeenka Xukuumadda, ahna Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha XRW
Farxaan Maxamed Jimcaale
farhan.jimale@opm.gov.so
media@opm.gov.so
Muqdisho, Soomaaliya

+7