Skip to content Skip to main navigation Skip to footer

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka labaad oo qaabilay Danjiraha Ethiopia

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Suleiman Dedefo Woshe.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka labaad iyo Danjiraha Itoobiya, ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal.