Skip to content Skip to main navigation Skip to footer

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Agaasimaha guud ee difaaca Wasaaradda Gaashaandhigga.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Mudane Cabdulqaadir Abuukar Maxamed u magacaabay Agaasimaha guud ee difaaca Wasaaradda Gaashaandhigga.