Skip to content Skip to main navigation Skip to footer

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Degaanka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa u magacaabay, Cabdirisaaq Axmed Cali, inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada.