Skip to content Skip to main navigation Skip to footer

Ra‘iisul Wasaare Xamsa oo Magacaabay Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa mudane Idiris Cismaan Xaaji Cali u magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga.