Skip to content Skip to main navigation Skip to footer

Tiro

Wasaaradda

Wasiirka

1

Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah XFS

Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali

2

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS

Mudane Cali Yuusuf Cali (Ali Hosh)

3

Wasaaradda Maaliyada XFS

Mudane Biixi Iiman Cige

4

Wasaaradda Gaashaandhiga XFS

Mudane Axmed Macalim Fiqi 

5

Wasaaradda waxbarashada, hidaha iyo Tacliinta sarre XFS

Mudane Faarax Shiikh Cabdulqaadir

6

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada XFS

Mudane Xil. Gen Bashiir Maxamed Jaamac

7

Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga & Horumarinta Dhaqaalaha XFS

Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beena Beene

8

Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda XFS

Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur

9

Wasaaradda Gaadiidka Hawada XFS

Mudane Maxamed Farah Nuux

10

Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta XFS

Mudane Maxamed Aadan Macalin Cali

11

Wasaaradda Xanaanaad Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS

Mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eelaay)

12

Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha XFS

Mudane Jamaal Maxamed Xasan

13

Wasaaradda Howlaha Guud, guriyenta iyo Dib-u-dhiska XFS

Mudane Ayuub ismaciil Yuusuf

14

 Wasaaradda diinta iyo Arrimaha Islaamka XFS

Mudane Sh. Mukhtaar Roobow Cali

15

Wasaaradda Qoyska & Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XFS

Marwo. Khadiijo Maxamed Almakhzuumi

16

Wasaaradda Amniga Gudaha XFS

Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag

17

Wasaaradda Beeraha & Waraabka XFS

Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye

18

Wasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada XFS

Mudane Cali Xaaji Aadan

19

Wasaaradda kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga XFS 

Mudane Axmed Xasan Aaden

20

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga XFS

Mudane Maxamed Cabduqaadir Cali

21

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS

Mudane Daa’ud Aweys

22

Wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha dastuurka XFS

Mudane Xasan Macalin Maxamuud

23

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya 

Mudane Saalim Caliyow Ibrow

24

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS

Mudane Cabdullahi Bidhaan Warsame

25

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS

Mudane Daahir Shire Maxamad