Tiirarka
Dalku waxa uu xooga saarayaa Lixda tiir ee Cadaalada iyo Garsoorka Madaxbanaan, Kobcinta Dhaqaalaha, Horumarinta Bulshada, Nabadda Soomaaliya iyada iyo Caalamkaba.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026”, oo lagu dhiirigelinayo doorka dhallinyarada ee faafinta wanaagga, diinta iyo khayrka bulshada dhexdeeda.
April 1, 2026 in Horumarinta Arrimaha Bulshada