Waxaa la qoray

Ra’iisul Wasaare Khayre ” Waxaan rajeynayaa sanadkan 2017 in dawladda aan wax deyn ah looga yeelan doonin gudaha dalka”

 MUQDISHO,December 28, 2017—Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda iyo Bankiga Dhexe, isagoo sheegay in xukuumaddu ay sanadkan …