Waxaa la qoray

Ra’iisul Wasaare Khayre Iyo Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar Oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xariirka Labada Dowladood

Qatar; Talaado, June 30, 2020 —-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Dooxa ee dalka Qatar kula kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeen, ahna wasiirka …