Skip to content Skip to main navigation Skip to footer

Shirka Golaha Wasiirrada Oo Looga Hadlay Xoreynta Deegannada Argagaxisadu Ay Dalka Uga Sugantahay

Muqdisho, Khamiis, July 18, 2019—Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ku yeeshay kulanka toddobaadlaha ah ee golaha.

Shirka Golaha ayaa looga hadlay amniga guud iyo xoreynta deegaannada ay cadawgu uga dhuumaaleysanayaan gayiga Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa guddoomiyay kulanka oo looga dooday Xeeraka marista waddooyinka iyo siyaasadda daryeelka bulshada.

—DHAMMAAD—-

Xafiiska Warbaahinta iyo Xiriirka 
Muqdisho, Soomaaliya 
www.opm.gov.so 
media@opm.gov.so 
https://www.flickr.com/photos/opmsomalia/ 
Twitter: 
@SomaliPM 
@HassanAKhaire 
https://www.facebook.com/OPMSomalia 
https://www.facebook.com/HassanAliKhaire