Skip to content Skip to main navigation Skip to footer

๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—š๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ค๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐— ๐˜‚๐—พ๐—ฑ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ผ.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulanka Golaha Wadatashiga Qaranka oo si rasmi ah maanta uga furmay xarunta Madaxtooyada Qaranka ee magaalada Muqdisho.