Skip to content Skip to main navigation Skip to footer

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay agaasimaha guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa u magacaabay Mudane Maxamed Xasan Cabdulle Agaasimaha guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee XFS.