Skip to content Skip to main navigation Skip to footer

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Magacaabay Agaasimaha Warfaafinta Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Cabdinaasir Axmed Bashiir u magacaabay Agaasimaha Waaxda Warfaafinta ahna Afhayeenka xafiiska Ra’iisul Wasaaraha laga bilaabo maanta.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa markii uu arkay khibradda iyo waayo-aragnimada mudanaha  iyo howsha baaxadda leh ee hortaalla Xafiiska waxa uu  magacaabay  masuulka sare kun xusan.

 

Published By Ahmed Ali Kaahiye