Muqdisho; Axad, Deseembar 23, 2018 —Ra’iisul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xalay Isbitaaladda Muqdisho ku Booqday dadkii ku dhawacmay qaraxyadii argagaxiso ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.
Ra’iisul wasaaraha oo bukaannada ku booqday Isbitaallada Digfeer iyo Madiina ayaa maamulka Cusbitaallada ka waraystay xogta dhaawacyada, sidoo kalana mid mid u dul tegay dhaawacyada, waxa uuna u rajeeyay in dhaqsa u boqsoodaan.
—DHAMMAAD—-
Xafiiska Warbaahinta iyo Xiriirka
Muqdisho, Soomaaliya
www.opm.gov.so
media@opm.gov.so
https://www.flickr.com/photos/
Twitter:
@SomaliPM
@HassanAKhaire
https://www.facebook.com/