Skip to content Skip to main navigation Skip to footer

Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa digreeto ku magacaabay guddiyada maamulaya doorashooyinka labada gole ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo guddiga Xalinta Khilaafaadka

Liiska Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal

Liiska Guddiga Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed

Liiska Guddiga Doorashooyinka Xubnaha Somaliland

Liiska Guddiga Doorashooyinka Beelaha Banaadiriga

Liiska Guddiga Xubnaha Dowladda Federaalku ku darayso DDG