Skip to content Skip to main navigation Skip to footer

Ra’iisul Wasaaraha oo magacaabay guddiga dardar-gelinta gurmadka abaaraha

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka duulaya baahida loo qabo dardar galinta howlaha gurmadka loo fidinayo dadka Soomaaliyeed ee ay saameynta ba’an ku yeelatay abaarta dalka ka jirta, ayaa magacaabay guddi isku dhaf ah oo ka looban Golaha Xukuumadda iyo qeybaha Bulshada.
Guddigan oo uu hormuud u yahay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka ayaa waxa ay kala yihiin:

1. Mudane Mahdi Maxamed Guuleed: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS
2. Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye : Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka
3. Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle: Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda
4. Mudane Jamaal Maxamed Xasan:Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta
5. Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha
6. Mudane Cismaan Abokor Dubbe: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska
7. Mudane Cumar Cali Rooble: Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta
8. Marwo Xaniifa Maxamed Xaabsade: Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka
9. Mudane Cabdixakiin Xasan Ashkir: Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha
10. Marwo Shukri Maxamuud Afrax: Wasiiru-dowlaha Tamarta iyo Biyaha
11. Mudane Xaamud Cali Xasan: Wasiir Ku-xigeenka Beeraha iyo Waraabka
12. Mudane Jamaal Xasan Ismaaciil:
1. Wasiir Ku-xigeenka Xanaanada Xoolaha
13. Mudane Cabdullaahi Maxamed Shirwac
14. Sheekh Bashiir Axmed Salaad
15. Mudane Sheekh Cabdulqaadir Soomow
16. Mudane Sheekh Yuusuf Cali Ceynte
17. Marwo Caasho Geelle Diiriye
18. Marwo Aamino Xaaji Cilmi
19. Marwo Caasho Shaacuur Ugaas
20. Marwo Batuulo Axmed Gaballe
21. Mudane Cabdi Axmed Baafo
22. Mudane Cabdi Aadan Hoosow
23. Mudane Dr.Maxamed Xaaji
24. Mudane Aadan Ibraahim Aw Xirsi
25. Mudane Cabdiraxmaan Cabdullaahi Aadan
26. .Mudane Cabdirisaaq Xaaji Xuseen
27. Mudane Khadar Ismaaciil Jimcaale
28. Mudane Cabdulfataax Maxamed Cabdinuur.
29. Liibaan Cabdi Cali
30. Amina Axmed Samatar
31. Cali Maxamed Maxamuud
32. Yaasmiin Cabdi Maxame
33. Cabdi Ciise Diirshe
34. Kamaal Daahir Guutaale
35. Shucayb Cabdullaahi Xasan