Skip to content Skip to main navigation Skip to footer

Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqasho ugu tagay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqasho ugu tagay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo maanta xafiiska la wareegay, isagoo warbixin ka siiyay socdaalkii uu ku tagay dalka Imaaraadka Carabta iyo habsami u socodka howlaha xukuumadda .