Ra’iisul Wasaare Rooble oo shaqada ka joojiyay Wasiirka Arrimaha Dibedda
Ra’iisal wasaaraha XFS Mahamed Xuseen Rooble ayaa baabi’iyay warqad wasaaradda Arrimaha dibadda ay ku fasaxday Markab waday dhuxul sharci daro ah oo ku xernaa xeebaha dalka Cumaan.
Ra’iisal wasaare Rooble sidoo kale ayaa shaqada ka joojiyay wasiirka arrimaha debadda Cabdisaciid Muuse Cali .