Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa kula kulmay qaar ka mid ah Wakiillada Beesha Caalamka oo ka wada hadleen arrimaha doorashooyinka, diyaar garowga Shirka Golaha Wadatashiga Qaran iyo taageerada beesha caalamka ee geeddi socodka doorashooyin dalka.



