Skip to content Skip to main navigation Skip to footer

Xoghayaha Joogtadda XRW” Haweenku Waxay Laf Dhabar U Yihiin Horumarka Shaqada Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Iyo Hay’adaha Kale Dalka”

Muqdisho 10, March, 2023– Maamulka xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulan dhiirrigalin ah u sameeyay gabdhaha ka shaqeeya xafiiska Ra’iisul Wasaaraha munaasibada siddeeda maarso owgeed, iyadoo uu kala soo qayb galay xoghaya joogtadda xafiiska R’iisul Wasaaraha Mudane Maxamed Abuukar Subeer iyo ku xigeenkiisa Faadumo Cabdi Cali.

Xoghayaha joogtadda oo ku hadlay afka maamulka ayaa gabdhaha ka shaqeeya xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ku boggaadiyay sida  daaca-nimada iyo howlkarnimada ah ee ay u gutaan waajibkooda shaqo, isagoo intaa ku daray in ay lagdhabar u yihiin guulaha shaqo ee xafiiska.

–DHAMMAAD—-

Wixii Faah-faahin ah kala xiriir

Afhayeenka Xukuumadda, ahna Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha XRW

Farxaan Maxamed Jimcaale

farhan.jimale@opm.gov.so

media@opm.gov.so

Muqdisho, Soomaaliya

www.opm.gov.so

Twitter:

@SomaliPM

Facebook:

OPMSomalia

instagram:

opmsomalia